Sanad guuradii 76aad ee asaaskii xisbigii xornima doonkii ee SYL Qore :- Dr. Abdulkadir Ali Bolay

Soomaaliyey toos maanta waa maali weyn oo qadarin mudan waan sanad guuradii 76aad ee asaaskii xisbigii xornimada doonka ahaa ee SYL sidaasi darted waxaa xusid muddan in mar walba aan xusno geesiyadii naftoodda u huray xornimadda maanta aynu haysano. Dagaalkii Labaad ee adduunka markii uu soo dhamaaday waxaa bilaabmay dhaqdhaqaad xornima doon ah nasiib wanaag … Continue reading Sanad guuradii 76aad ee asaaskii xisbigii xornima doonkii ee SYL Qore :- Dr. Abdulkadir Ali Bolay